Maahmaahyadii 30:15 KQA

15 Culaacushu waxay leedahay laba gabdhood, oo leh, Na sii, Na sii. Waxaa jira saddex waxyaalood oo aan weligood dhergin, Haah, oo afar aan odhan, Bes, nagu filan;

akhri dhamaystiran cutubka Maahmaahyadii 30

arki Maahmaahyadii 30:15 macnaha guud