Maahmaahyadii 9:9 KQA

9 Nin caqli leh wax bar, oo isna caqli wuu sii yeelan doonaa. Nin xaq ah wax bar, oo isna waxbarasho wuu sii korodhsan doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Maahmaahyadii 9

arki Maahmaahyadii 9:9 macnaha guud