Malaakii 2:10 KQA

10 Miyaynan kulligeen isku aabbe ahayn? Sow isku Ilaah inama uumin? Bal maxaa ninkeen kastaaba walaalkiis u khiyaaneeyaa, innagoo nijaasaynayna axdigii awowayaasheen?

akhri dhamaystiran cutubka Malaakii 2

arki Malaakii 2:10 macnaha guud