Malaakii 3:11 KQA

11 Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Daraaddiin baan u canaanan doonaa kan wax cuna, oo isna midhaha dhulkiinna ma uu baabbi'in doono, oo canabkiinna beerta ku yaallana xilligiisa ka hor midhihiisa ma xoori doono.

akhri dhamaystiran cutubka Malaakii 3

arki Malaakii 3:11 macnaha guud