Miikaah 1:12 KQA

12 Waayo, kan Maarood degganu aad buu u sugayaa wanaag, maxaa yeelay, belaayo baa xagga Rabbiga ka soo degtay, oo waxay soo gaadhay iridda Yeruusaalem.

akhri dhamaystiran cutubka Miikaah 1

arki Miikaah 1:12 macnaha guud