Miikaah 3:3 KQA

3 Oo weliba waxaad cuntaan hilibka dadkayga, oo haraggoodana waad ka siibtaan, oo lafahoodana waad jejebisaan, haah, oo waxaad u kala gogooysaan sidii hilib dheri loo diyaariyo, iyo sidii hilib digsi ku jiro.

akhri dhamaystiran cutubka Miikaah 3

arki Miikaah 3:3 macnaha guud