Miikaah 3:7 KQA

7 Oo kuwa wax arka way ceeboobi doonaan, oo faaliyayaashuna way isku wareeri doonaan, haah, oo dhammaantood waxay dabooli doonaan bushimahooda, waayo, ma jirto jawaab Rabbiga ka timid.

akhri dhamaystiran cutubka Miikaah 3

arki Miikaah 3:7 macnaha guud