Miikaah 6:7 KQA

7 Rabbigu ma ku farxaa kumanyaal wanan, amase toban kun oo webi oo saliid ah? Xadgudubkayga aawadiis miyaan curadkayga u bixiyaa? Dembigii naftaydase ma midhaha jidhkaygaan u bixiyaa?

akhri dhamaystiran cutubka Miikaah 6

arki Miikaah 6:7 macnaha guud