Miikaah 7:1 KQA

1 Anaa iska hoogay! Waayo, waxaan ahay sidii marka la soo ururiyo midhaha beergoosadka, iyo sida xaabxaabka canabka. Ma jiro rucub la cuna. Naftaydu waxay doonaysaa berdaha hore u bislaaday.

akhri dhamaystiran cutubka Miikaah 7

arki Miikaah 7:1 macnaha guud