Miikaah 7:5 KQA

5 Deris ha isku hallaynina, saaxiibna ha ku kalsoonaanina, afkaagana ka xidho tan laabtaada ku jiifta.

akhri dhamaystiran cutubka Miikaah 7

arki Miikaah 7:5 macnaha guud