Naxuum 3:7 KQA

7 Oo waxay noqon doontaa in kuwa ku fiiriya oo dhammu ay kaa cararaan oo ay yidhaahdaan, Nineweh waa la baabbi'iyey, bal yaa iyada u barooran doona? Xaggee baanse kuwa u tacsiyeeya uga doonaa?

akhri dhamaystiran cutubka Naxuum 3

arki Naxuum 3:7 macnaha guud