Nexemyaah 13:21 KQA

21 Markaasaan iyagii u digay oo ku idhi, War maxaad derbiga hareerihiisa ugu hoyataan? Haddaad mar dambe saas yeeshaan gacan baan idin saarayaa. Oo ayaantaas ka dib mar dambe ma ay iman maalin sabti ah.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 13

arki Nexemyaah 13:21 macnaha guud