Nexemyaah 13:6 KQA

6 Laakiinse waagaas oo dhan anigu Yeruusaalem ma aanan joogin, waayo, sannaddii soddon iyo labaad oo boqorkii Baabuloon ee Artaxshasta ahaa ayaan u tegey boqorka, oo maalmo yar dabadood ayaan boqorka fasax weyddiistay.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 13

arki Nexemyaah 13:6 macnaha guud