Nexemyaah 2:3 KQA

3 oo waxaan boqorkii ku idhi, Boqorow, weligaaba noolow. Bal maxaa wejigaygu la murugaysnaan waayay, iyadoo magaalada ah meeshii awowayaashay xabaalahoodu ahaayeen ay baabba' tahay, oo irdaheediina dab lagu gubay?

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 2

arki Nexemyaah 2:3 macnaha guud