Nexemyaah 2:7 KQA

7 Oo weliba waxaan boqorkii ku idhi, Boqorow, haddaad raalli ka tahay, ha lay siiyo warqado aan u geeyo taliyayaasha webiga ka shisheeya, si ay igu oggolaadaan inaan dhex maro dalkooda ilaa aan gaadho dalka Yahuudah;

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 2

arki Nexemyaah 2:7 macnaha guud