Nexemyaah 3:32 KQA

32 Oo meeshii geeska laga fuulo iyo Iriddii Idaha intii u dhaxaysayna waxaa cusboonaysiiyey dahabtumayaashii iyo baayacmushtariyadii.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 3

arki Nexemyaah 3:32 macnaha guud