Nexemyaah 5:9 KQA

9 Oo weliba waxaan idhi, War waxaad samaysaan ma wanaagsana. Sow waajib idinkuma aha inaad ku socotaan ka cabsashada Ilaaheenna cayda quruumaha cadaawayaasheenna ah aawadeed?

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 5

arki Nexemyaah 5:9 macnaha guud