Nexemyaah 6:11 KQA

11 Aniguse waxaan ku idhi, Nin anigoo kale ahu miyuu cararaa? Bal waase kee, kan aniga ila mid ah oo macbudka u geli lahaa inuu naftiisa ku badbaadiyo? Geli maayo.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 6

arki Nexemyaah 6:11 macnaha guud