Nexemyaah 6:16 KQA

16 Oo markii cadaawayaashayadii oo dhammu ay taas maqleen ayay kulli quruumihii hareerahayaga ku wareegsanaa oo dhammu wada cabsadeen, oo aad bay u ceeboobeen, waayo, waxay garteen in shuqulkan laga sameeyey Ilaahayaga xaggiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 6

arki Nexemyaah 6:16 macnaha guud