Nexemyaah 6:18 KQA

18 Waayo, dalka Yahuudah waxaa joogay kuwo badan oo isaga u dhaartay, maxaa yeelay, isaga waxaa soddog u ahaa Shekaanyaah ina Aarax; oo wiilkiisii Yehooxaanaanna wuxuu guursaday Meshullaam ina Berekyaah gabadhiisii.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 6

arki Nexemyaah 6:18 macnaha guud