Nexemyaah 8:5 KQA

5 Markaasaa Cesraa kitaabkii furay iyadoo dadkii oo dhammu wada arkaan, (waayo, wuu ka wada korreeyey dadka oo dhan;) oo markuu furay ayaa dadkii oo dhammu wada istaagay.

akhri dhamaystiran cutubka Nexemyaah 8

arki Nexemyaah 8:5 macnaha guud