Sabuurradii 106:38 KQA

38 Oo waxay daadiyeen dhiig aan eed lahayn, kaasoo ah dhiiggii wiilashooda iyo kii gabdhahooda Oo ay allabari ahaan ugu qaleen sanamyadii reer Kancaan, Oo dalkiina wuxuu ku nijaasoobay dhiig.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 106

arki Sabuurradii 106:38 macnaha guud