Sabuurradii 106:47 KQA

47 Rabbiyow Ilaahayagow, na badbaadi, Oo quruumaha naga soo dhex ururi, Si aannu magacaaga quduuska ah ugu mahadnaqno, Oo aannu ammaantaada ugu guulaysanno.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 106

arki Sabuurradii 106:47 macnaha guud