Sabuurradii 111:1 KQA

1 Rabbiga ammaana. Qalbigayga oo dhan ayaan Rabbiga ugaga mahadnaqi doonaa Guddiga kuwa qumman dhexdiisa iyo ururka dhexdiisaba.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 111

arki Sabuurradii 111:1 macnaha guud