Sabuurradii 128:3 KQA

3 Naagtaadu waxay gurigaaga ku dhex ahaan doontaa sida geed canab ah oo midho badan dhala. Carruurtaaduna waxay noqon doonaan sida geedo saytuun ah oo miiskaaga ku wareegsan.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 128

arki Sabuurradii 128:3 macnaha guud