Sabuurradii 19:6 KQA

6 Waxay ka soo baxdaa samada darafkeeda, Oo waxay ku soo wareegtaa hareeraheeda, Oo kulaylkeedana wax ka qarsoonu ma jiraan.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 19

arki Sabuurradii 19:6 macnaha guud