Sabuurradii 22:14 KQA

14 Waxaan u shubmay sidii biyo oo kale, Oo lafahaygii oo dhammuna xubnihii way ka kala bexeen, Oo qalbigaygii wuxuu noqday sidii shamac oo kale, Oo wuxuu ku dhex dhalaalay xiidmahayga.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 22

arki Sabuurradii 22:14 macnaha guud