Sabuurradii 27:4 KQA

4 Wax keliya ayaan Rabbiga ka baryay, oo taas aad baan u doonayaa, Waana inaan cimrigayga oo dhan dhex degganaado guriga Rabbiga, Oo aan fiiriyo Rabbiga quruxdiisa, oo aan wax ku baryo macbudkiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 27

arki Sabuurradii 27:4 macnaha guud