Sabuurradii 28:3 KQA

3 Ha ila jiidin kuwa sharka leh, Iyo xumaanfalayaasha Oo deriskooda nabadda kula hadla, Laakiinse belaayadu qalbigooda ku jirto.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 28

arki Sabuurradii 28:3 macnaha guud