Sabuurradii 28:7 KQA

7 Rabbigu waa xooggayga iyo gaashaankayga, Qalbigaygu isaguu isku halleeyey, oo waa lay caawiyey, Sidaas daraaddeed qalbigaygu aad iyo aad buu u reyreeyey, Oo gabaygaygaan isaga ku ammaani doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 28

arki Sabuurradii 28:7 macnaha guud