Sabuurradii 31:13 KQA

13 Waayo, waxaan maqlay kuwo badan oo caytamaya, Iyo cabsi dhan kasta igaga wareegsan, Oo intay ii wada tashadeen, Ayay waxay ku arrinsadeen inay nafta iga qaadaan.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 31

arki Sabuurradii 31:13 macnaha guud