Sabuurradii 41:2 KQA

2 Rabbigu wuu dhawri doonaa, wuuna sii noolayn doonaa, oo isaguna dhulkuu ku barakaysnaan doonaa. Rabbow, isaga ha u gacangelin sida cadaawayaashiisu rabaan.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 41

arki Sabuurradii 41:2 macnaha guud