5 Naftaydoy, bal maxaad u murugaysan tahay? Oo bal maxaad gudahayga ugu rabshaysan tahay? Ilaah ku kalsoonow, waayo, weli waxaan isaga u ammaanayaa caawimaadda wejigiisa.
akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 42
arki Sabuurradii 42:5 macnaha guud