Sabuurradii 55:21 KQA

21 Afkiisu wuxuu u nuglaa sidii subag oo kale, Laakiinse qalbigiisu wuxuu ahaa dagaal, Erayadiisu saliid way ka jilicsanaayeen, Laakiinse waxay ahaayeen seefo galkii laga siibay.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 55

arki Sabuurradii 55:21 macnaha guud