Sabuurradii 57:1 KQA

1 Ii naxariiso, Ilaahow, ii naxariiso, Waayo, naftaydu adigay ku magan gashaa, Haah, waxaan magangeli doonaa hooska baalashaada, Ilaa ay belaayooyinkanu gudbayaan.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 57

arki Sabuurradii 57:1 macnaha guud