Sabuurradii 57:4 KQA

4 Naftaydu waxay ku dhex jirtaa libaaxyo, Oo anigu waxaan dhex jiifaa kuwo dab lagu shiday, Kuwaasoo ah binu-aadmiga oo ilkahoodu yihiin warmo iyo fallaadho, Oo carrabkooduna yahay seef af badan.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 57

arki Sabuurradii 57:4 macnaha guud