Sabuurradii 64:10 KQA

10 Kuwa xaqa ahu waxay ku farxi doonaan Rabbiga, oo isagay isku hallayn doonaan, Oo inta qalbigoodu toosan yahay oo dhammuna way faani doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 64

arki Sabuurradii 64:10 macnaha guud