Sabuurradii 68:18 KQA

18 Adigu kor baad u baxday, oo waxaad qabatay oo kaxaysay kuwii maxaabiista ahaan jiray. Oo waxaad hadiyado ka qaadatay dadka dhexdiisa, Iyo xataa caasiyiintaba, in Rabbiga Ilaah ahu halkaas joogo aawadeed.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 68

arki Sabuurradii 68:18 macnaha guud