Sabuurradii 68:35 KQA

35 Ilaahow, meelahaaga quduuska ah waxaad ka tahay mid laga cabsado, Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu dadkiisa siiyaa xoog iyo itaal. Mahad waxaa leh Ilaah.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 68

arki Sabuurradii 68:35 macnaha guud