Sabuurradii 69:4 KQA

4 Kuwa sababla'aanta ii nebcaadaa way ka sii badan yihiin timaha madaxayga, Kuwa doonaya inay i baabbi'iyaan iyagoo cadaawayaashayda gardarro igu ah waa xoog badan yihiin, Markaasaan magdhabay wax aanan qaadan.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 69

arki Sabuurradii 69:4 macnaha guud