Sabuurradii 71:22 KQA

22 Ilaahow, waxaan kugu ammaani doonaa alaab muusiko ah, Oo runtaadaan ammaani doonaa, Israa'iil kiisa Quduuska ahow, Waxaan ammaan kuugula gabyi doonaa kataarad.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 71

arki Sabuurradii 71:22 macnaha guud