11 Waayo, Rabbiga Ilaaha ahu waxa weeye qorrax iyo gaashaan, Rabbigu wax wanaagsan kalama hadhi doono kuwa si qumman u socda. Wuxuuna siin doonaa naxariis iyo sharaf.
akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 84
arki Sabuurradii 84:11 macnaha guud