Sabuurradii 96:10 KQA

10 Quruumaha dhexdooda waxaad ka tidhaahdaan, Rabbigaa taliya, Oo duniduna waxay u dhisan tahay si aan la dhaqaajin karin, Dadyowgana wuxuu ugu garsoori doonaa caddaalad.

akhri dhamaystiran cutubka Sabuurradii 96

arki Sabuurradii 96:10 macnaha guud