Samuu'eel Kowaad 1:22 KQA

22 Laakiinse Xannaah ma ay tegin, waayo, waxay ninkeedii ku tidhi, Anigu tegi maayo ilaa wiilka naaska laga gudhiyo, dabadeedna waan keeni doonaa inuu Rabbiga hortiisa ka muuqdo, oo uu halkaas joogo weligiisba.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 1

arki Samuu'eel Kowaad 1:22 macnaha guud