Samuu'eel Kowaad 10:1 KQA

1 Markaasaa Samuu'eel wuxuu qaaday weel saliid ah, kolkaasuu madaxiisii ku shubay, oo intuu dhunkaday ayuu yidhi, Sow Rabbigu kuuma subkin inaad amiir u ahaatid dhaxalkiisa?

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 10

arki Samuu'eel Kowaad 10:1 macnaha guud