Samuu'eel Kowaad 10:24 KQA

24 Markaasaa Samuu'eel wuxuu dadkii oo dhan ku yidhi, Ma aragtaan kan Rabbigu doortay inaan mid la mid ahu dadka ku jirin? Kolkaasaa dadkii oo dhammu dhawaaqeen oo waxay yidhaahdeen, Boqorku ha noolaado.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 10

arki Samuu'eel Kowaad 10:24 macnaha guud