Samuu'eel Kowaad 12:10 KQA

10 Markaasay Rabbiga u qayshadeen, oo yidhaahdeen, Waannu dembaabnay, maxaa yeelay, waannu kaa tagnay, Rabbiyow, oo u adeegnay Bacaliim iyo Cashtarod, laakiinse haatan naga samatabbixi gacanta cadaawayaashayada, oo waannu kuu adeegi doonnaa.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 12

arki Samuu'eel Kowaad 12:10 macnaha guud