Samuu'eel Kowaad 12:17 KQA

17 Sow maanta ma aha maalintii sarreenka la gooynayay? Anigu Rabbigaan baryayaa inuu soo diro onkod iyo roob; oo idinna markaasaad ogaan doontaan oo arki doontaan inuu weyn yahay sharkiinna aad Rabbiga hortiisa ku samayseen markaad boqor weyddiisateen.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 12

arki Samuu'eel Kowaad 12:17 macnaha guud