Samuu'eel Kowaad 13:18 KQA

18 oo guuto kalena waxay u leexatay xagga waddada Beytxooroon, oo guutadii hadhayna waxay u leexatay xagga waddada soohdinta kor ka soo dhawrta dooxada Seboyim iyo xagga cidlada.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 13

arki Samuu'eel Kowaad 13:18 macnaha guud