Samuu'eel Kowaad 13:3 KQA

3 Oo Yoonaataan wuxuu ku dhuftay xeradii ciidankii reer Falastiin oo Gebac joogay, oo reer Falastiinna taas way maqleen. Oo Saa'uulna dalkii oo dhan buu buun ugu dhuftay oo yidhi, Cibraaniyadu ha maqleen.

akhri dhamaystiran cutubka Samuu'eel Kowaad 13

arki Samuu'eel Kowaad 13:3 macnaha guud